JAGO BANNAAN – Kulliyadda Waxbarashada & Cilmiga Bulshada

Kulliyadda Waxbarashada & Cilmiga Bulshada

OGEYSIIS

 JAGO BANNAAN – Kulliyadda Waxbarashada & Cilmiga Bulshada

1. Macluumaad  Guud                    

Jagada Kaaliyaha La Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada
Taariikhda La Iclaamiyey 8/03/2017
Goobta Shaqada Xarunta  Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed  – Muqdisho
Muddada Shaqada/Tababbarka  6 Bilood
Taariikhda Arji qabashada ay ku egtahay 13/04/2017

         

2. Faahfaahin Guud

Waxaa loo soo bandhigayaa Shaqaalaha aan rasmiga ahayn oo u diiwaan gahsan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, mushaaradna aan qaadan, fursad Tababbar Shaqo oo lix bilood soconaya.

Waxaa sarkaalka ku guuleysta jagadan uu ka hoos shqayn doonaa isagoo ama iyadoo tababbar ku-jira/ta muddo lix bilood ah La Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada ee ka socda Hay’dda IOM.

Muddada Tababbarka shaqo ay socota waxaa kaaliyaha la siin doona lacag gunno ah oo aan badneyn, ayna bixin doonto Hay’dda IOM.

Habka qoritaanka shaqada wuxuu noqon doonaa imtixaan qoraal ah iyo wareeysi guud   (Intrview)

 3. Shuruudaha guud ee looga baahan yahay qofka shaqadan soo codsanaya

·        Waa in uu leeyahay/ay leedahay aqoon heer sare ee luqada Ingriiska

·        Waa inuu yahay qof shaqadiis isu xil-qaami karo isagoon/iyadoon loo sheegin.

·        Waa inuu keligiis/keligeed shaqyn kara marka culeys dheerad ah uu jiro.

·        Waa in uu si joogta ah aga qayb galo/gasho tababbarrada iyo simminaarada.

·        Waa in uu/ay ka saaciddo/a Khabirka tababbaraya dib u eegista habka shaqada Kulliyadda Waxbarashada

·        Waa in uu/ay ka saaciddo/a Khabirka tababbaraya qoraalada warbixineed ee  wax-qabadka Kulliyadda Waxbarashada.

·        Waa inuu/ay awood u leeyahay in si habsami ah uu ula shaqeyn karo dhamman qaybaha kala duwan ee Jaamacadda Ummadda Waxbarashada..

·        Waa inuu yaqaan/ay taqaan sida warbixinada (Reports) loogu qoro afafka Somaaliga iyo Ingriisiga.

·        Waa inuu yaqaan/ay taqaan sida loogu shaqeeyo kombuutarka barnaamijyadiisa kala duwan, sida: MS Word, Excel/Spreadsheet, PowerPoint & Outlook/emails.

·        Waa inuu/inay diyaar u yahay/u tahay barashada mihnadaha shaqada iyo shaqaaha, si uu u noqdo/ay u noqoto kaaliyaha L Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada.

·        Waa in uu/ay kala qayb qaataa/qaadataa Kharbiirka, diyaarinta duruusta tabbarada macallimiinta iyo shqaqaalaha xafiisyada.

4. Khibradda iyo Aqoonta

Heeerka Waxbarasho: Shahaado Jaamacdeed (BA)
Nooca Shahaadadda: Maamul Guud (Business Administration, Education, IWM)
Khibrad Shaqo 0-1 sano oo waafaqsan takhasuska kor ku xusan ama maamulka shaqada & shaqaalaha
Luqadaha: Ingriiska iyo Somaaliga oo heer sare ah.
Xirfad Gaar ahaaneed: Kombuutarka (Word, Excel, PowerPoint, Outlook)

Sida dad kala duwan loola shaqeeyo oo ixtiraam iyo dul qaad ku dhisan.

Inuu dhega nugul yahay, jecelna waxbarashada, ilaaliyana waqtiqa shaqada.

Waxaa si gaar ah loo dhiiri gelinayaa  dumarka  in ay soo dalbadaan shaqadan.

5. FIIRO GAAR AH

  • Qofkii shaqadan ku guuleeysta waxaa la ogeysiinayaa in marka uu dhammeysto muddadaa tababbarka lixda bilood ah, in rasmi ahaan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ay shaqaaleeyn doonto.
  • In muddadaa lixda bilood uusan/aysan  JUS ku leheen wax xuquuq ah nooc kastaba ha ahaadeene.
  • In Hay’adda IOM ay siin doonto gunno yar keliya oo wax xuauuq kale aanay ku leheen.

 

6. SIDA LOO SOO DALBADO SHAQADAN

Arjigaaga iyo CV ah waxaad u soo kala direeysa:

1. Mukhtar Mohamed Ahmed ( Kashka.9@snu.edu.so )

2: Fouzia Warsame E-mail: dean.education@snu.edu.so

3. Abdulkadir Diesow amdiesow@snu.edu.so

·        Keliya waxaa lala soo xiriirayaa dadka araajidooda la soo xulo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.