Shaqo macalinimo kulliyada xanaanada xoolaha

Kulliyada xanaanada iyo daawada xoolaha ee jaamacadda ummadda soomaaliyeed waxa ka banaan jagooyin bareyaal ee maadooyinka hoos ku xusan.

  • Farm Machinery
  • Fishing industry
  • Obstetrics & Gynecology

Shuruudaha laga doonaayo  codsadaha  waxaa waaye.

  • in uu ahaadaa  M Sc in Veterinary/ B Sc in Veterinary lehna khibrad ku filan xaga baranimada
  • in uu soo diro CV-ga  oo faahfaahsan
  • Waa in uu soo diro Shahaado + Transcript

 

Dhamaan ducoments-ka waxaa noloogu soo dirayaa Emaila-da hoos ku qoran.

  1. Hassanadale@gmail.com
  2. Faculty_vet_husb@snu.edu.so

Waqtiga kama dambeesta lasoo codsanaayo waa August 5, 2017

Wada shaqeyn wacan

Maamulka kuliyadda

Leave a Reply

Your email address will not be published.