JAGO BANAAN – Drawing Lecturer Somali National University

JAGO BANAAN – Drawing Lecturer

Kulliyada injneeriya oo qaadaneysa macalin cusub oo maadadda ENGINEERING DRAWING ah, shuruudaha macalinka lagu qaadanayo waxay kala yihiin sida soo socota:

  1. Waa inuu heystaa Darajada 2aad ee jaamacada. (Master Degree)
  2. Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa heerka B .
  3. Waa inuu diyaar u yahay in uu jaamacada u shaqeeyo si joogto ah.
  4. Waa inuu leeyahay xirfadi iyo khibradi macalinimo oo ku aaddan ENGINEERING DRAWING.
  5. Waa in uso gudbiyaaa dhamaan documents ka hoos ku xusan:
  6. Application latter.
  7. Curriculum Vitae (CV).
  8. Copy of master degree and bachelor with transcripts.

Qofki daneynaya waa inuu kuso gudbiyaa documents kiisa ka hor 30-08-2017.

Leave a Reply

Your email address will not be published.