World Environment Day Commerated at SNU

World Environment Day Commerated at SNU

World Environment Day
World Environment Day

5th June is world environment day, every year over 143 countries celebrate this day. This year’s heading is PEAT PLASTIC POLLUTION to highlights the danger of plastic pollution which harms both animals and the environment. Plastic pollution is non bio-degradable and can last for upto 500 years.

Af-Soomaali
5 June waa maalinta deeganka aduunka WORLD ENVIRONMENTAL DAY, sanad waliba waxa laga xusaa in kabadn 143 wadan. Ujeedka loo asteeyay ayaa waxaytahay in dadka laga wacyi galiyo deeganka. Sanadkan waxa halkudhig looga dhigay PEAT PLASTIC POLLUTION. In dadka laga wacyi galiya bacda taaso ah mid aad u wasaqeysa deeganka waxyna jiri karta 500 sano