Fursad Shaqo: Barayaal, Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada

Fursad Shaqo: Barayaal, Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada

Jaamacadda Ummadda Waxa ay u baahan tahay Barayaal  Cashira ka bixin kara Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada , kuwaas oo dhigi kara  maadooyinka hoos ku xusan:
1. Range management, forage production and conservation
2. Epidemiology
Shuruudaha iyo Shahaadooyinka laga doonayo codsadaha:
1. Waa inuu heystaa shahaadada Master-ka ama Ph.D.
2. Waa in celceliska dhibcaha (CGPA) uusan ka yareen B
3. Waa in uu leeyahay ugu yaraan 2 sano oo khibrad macallinimo lanaxiriirto maadada uu soo codsanayo
4. Waa in uu sifiican u yaqaan luqada English-ka (qoraal iyo ku hadal)
5. Waa in uu soodiraa: –
• ARJI (Application letter)
• Taariikh nololeedka oo faahfaahsan (detailed Curriculum Vitae)
• Shahaadoyinka dhamaantood + Transcripts-kooda (Bachelor, Master iyo Ph. D.)
Mudada Arji qabashada waxa ay ku egtahay 31-01-2020
Fadlan halkaan kusoo dir. Email: Faculty_vet_husb@snu.edu.so