SNU ANNOUNCEMENTS

OGEYSIIS
1. Macluumaad guud
Jagada Kaaliyaha La Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada
Taariikhda la iclaamiyey 20/08/2017
Goobta Shaqada Xarunta Jaamacadda Ummadda – Muqdisho
Muddada Shaqada/Tababbarka 6 Bilood
Taariikhda arji qabashada ay ku egtahay 31/08/2017
2. Faahfaahin guud
Waxaa loo soo bandhigayaa Shaqaalaha aan rasmiga ahayn oo u diiwaan gahsan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, mushaaradna aan qaadan, fursad Tababbar Shaqo oo lix bilood soconaya.
 
Waxaa sarkaalka ku guuleysta jagadan uu ka hoos shqayn doonaa isagoo ama iyadoo tababbar ku-jira/ta muddo lix bilood ah La Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada ee ka socda Hay’dda IOM.
 
Muddada Tababbarka shaqo ay socota waxaa kaaliyaha la siin doona lacag gunno ah oo aan badneyn, ayna bixin doonto Hay’dda IOM.
 
Habka qoritaanka shaqada wuxuu noqon doonaa imtixaan qoraal ah iyo wareeysi guud (Intrview)
3. Shuruudaha guud ee looga baahan yahay qofka shaqadan soo codsanaya
 
Waa in uu leeyahay/ay leedahay aqoon heer sare ee luqada Ingriiska
 
Waa inuu yahay qof shaqadiis isu xil-qaami karo isagoon/iyadoon loo sheegin.
 
Waa inuu keligiis/keligeed shaqyn kara marka culeys dheerad ah uu jiro.
 
Waa in uu si joogta ah aga qayb galo/gasho tababbarrada iyo simminaarada.
 
Waa in uu/ay ka saaciddo/a Khabirka tababbaraya dib u eegista habka shaqada Kulliyadda Waxbarashada
 
Waa in uu/ay ka saaciddo/a Khabirka tababbaraya qoraalada warbixineed ee wax-qabadka Kulliyadda Waxbarashada.
 
Waa inuu/ay awood u leeyahay in si habsami ah uu ula shaqeyn karo dhamman qaybaha kala duwan ee Jaamacadda Ummadda Waxbarashada..
 
Waa inuu yaqaan/ay taqaan sida warbixinada (Reports) loogu qoro afafka Somaaliga iyo Ingriisiga.
 
Waa inuu yaqaan/ay taqaan sida loogu shaqeeyo kombuutarka barnaamijyadiisa kala duwan, sida: MS Word, Excel/Spreadsheet, PowerPoint & Outlook/emails.
 
Waa inuu/inay diyaar u yahay/u tahay barashada mihnadaha shaqada iyo shaqaaha, si uu u noqdo/ay u noqoto kaaliyaha L Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada.
 
Waa in uu/ay kala qayb qaataa/qaadataa Kharbiirka, diyaarinta duruusta tabbarada macallimiinta iyo shqaqaalaha xafiisyada.
4. Khibradda iyo aqoonta
Heeerka Waxbarasho: Shahaado Jaamacdeed (BA)
Nooca Shahaadadda: Maamul Guud (Business Administration, Education, IWM)
Khibrad Shaqo 0-1 sano oo waafaqsan takhasuska kor ku xusan ama maamulka shaqada & shaqaalaha
Luqadaha: Ingriiska iyo Somaaliga oo heer sare ah.
 
Xirfad Gaar ahaaneed:
 
Kombuutarka (Word, Excel, PowerPoint, Outlook)
 
Sida dad kala duwan loola shaqeeyo oo ixtiraam iyo dul qaad ku dhisan.
 
Inuu dhega nugul yahay, jecelna waxbarashada, ilaaliyana waqtiqa shaqada.
 
Waxaa si gaar ah loo dhiiri gelinayaa dumarka in ay soo dalbadaan shaqadan.
 
5. Fiiro gaar ah
 
Qofkii shaqadan ku guuleeysta waxaa la ogeysiinayaa in marka uu dhammeysto muddadaa tababbarka lixda bilood ah, in rasmi ahaan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ay shaqaaleeyn doonto.
 
In muddadaa lixda bilood uusan/aysan JUS ku leheen wax xuquuq ah nooc kastaba ha ahaadeene.
 
In Hay’adda IOM ay siin doonto gunno yar keliya oo wax xuquuq kale aanay ku leheen.
 
6. Sida loo soo dalban karo shaqadaan
 
Arjigaaga iyo CV ah waxaad u soo kala direeysa:
 
1. Mukhtar Mohamed Ahmed Email: Kashka.9@snu.edu.so
 
2: Fouzia Warsame E-mail: dean.education@snu.edu.so
 
3. Asha Abdulle Siyad Email: ashasiyad@hotmail.com
 
Keliya waxaa lala soo xiriirayaa dadka araajidooda la soo xulo.

Kulliyada xanaanada iyo daawada xoolaha ee jaamacadda ummadda soomaaliyeed waxa ka banaan jagooyin bareyaal ee maadooyinka hoos ku xusan.

  • Farm Machinery
  • Fishing industry
  • Obstetrics & Gynecology

Shuruudaha laga doonaayo  codsadaha  waxaa waaye.

  • in uu ahaadaa  M Sc in Veterinary/ B Sc in Veterinary lehna khibrad ku filan xaga baranimada
  • in uu soo diro CV-ga  oo faahfaahsan
  • Waa in uu soo diro Shahaado + Transcript

Dhamaan ducoments-ka waxaa noloogu soo dirayaa Emaila-da hoos ku qoran.

  1. Hassanadale@gmail.com
  2. Faculty_vet_husb@snu.edu.so

Waqtiga kama dambeesta lasoo codsanaayo waa August 5, 2017

Maamulka kuliyadda

Somali National University is seeking Secretary of faculty of Engineering.

The applicant should have a Computer Science and Information Technology or Business Administration Certificate.

The applicant must be well understanding the computer software’s and Administration.

Interested candidates should submit their application letter, CV and full Documents via e-mail to Engineering@snu.edu.so

Deadline Jun 11, 2017

Scholarship opportunity for Vaal University of Technology

Somali National University is seeking a Civil Engineering,  Electrical Electronic Engineering (Power) and Mechanical Engineering for the faculty of Engineering.

The applicant must have a bachelor in Civil Engineering or Electric Engineering or Mechanical Engineering. Applicant must have CGPA B+ and above.

Qualified candidates should submit an application letter and resume and full Documents to Engineering@snu.edu.so

Deadline May 15 , 2017

FURSAD SHAQO BANNAAN

I. Macluumaad  Guud

Shaqada Sarkaal horumarinta Manaahijta
Taariikhda la soo bandhigay 27/03/2017
Goobta Shaqada Xarunta  jaamicadda  – Muqdisho
Muddada Shaqada/Tababbarka  6 Bilood
Taariikhda codsi qabashada ay ku egtahay 15/5/2017

2. Faahfaahin Guud

Waxaa loo soo bandhigayaa dadka iskaa wax u qabsashada ugu diiwaan gashan Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, mushaharna aan qaadan, fursad Tababbar Shaqo oo lix bilood soconaysa. Waxaa sarkaalka ku guuleysta shaqadaan uu la shaqayn doonaa isagoo tababbar ku-jira muddo lix bilood ahna la taliyaha horumarinta Manaahiijta gaar ahaan ee Jaamicadda umadda, gaarahaan Kullijada caafimaadka.Muddada Tababbarka shaqo ay socota waxaa sarkaalka la siin doona lacag gunno ah oo aan badneyn, ayna bixin doonto Hay’dda International Organization of Migration (IOM).

Habka qaadashada shaqada wuxuu noqon doona mid daahfuran oo ku saleysan imtixaan qoraal ah iyo wareeysi guud (Interview)

3. Shuruudaha guud ee looga baahan yahay qofka shaqadan soo codsanaya:-

  • Waa inuu yahay qof shaqadiis isu xil-qaami karo isagoon loo sheegin.
  • Waa inuu keligiis shaqeyn karaa marka culeys dheerad ah uu jiro.
  • Waa in uu si joogta ah uga qayb galo tababbarrada iyo siminaarada.
  • Waa in uu ka saacido Khabiirka u tababbaraya horumarinta Manaahijta.
  • Waa in uu ka saacido Khabiirka tababaraya qoraalada warbixineed ee  wax-qabadka ku saabsan Manaahijta.
  • Waa in uu ka saacido khabiirka Manhajka caafimadeed ee kulliyadda caafimaadka,si loo horumariyo(upgrade)koorsooyinka lagu kordhinaayo iyo kuwa laga saaraayo Manhajka.
  • Waa inuu awood u leeyahay in si habsami ah uu ula shaqeyn karo dhammaan qaybaha kala duwan ee Jaamicadda.
  • Waa inuu yaqaan sida warbixinada loogu qoro afafka Soomaaliga iyo Ingriisiga.
  • Waa inuu yaqaan sida loogu shaqeeyo kombuutarka barnaamijyadiisa kala duwan, sida: MS Word, Excel/Spreadsheet,PowerPoint & Outlook/emails.
  • Waa inuu diyaar u yahay barashada horumarinta Manaahijta, si uu u noqdo Sarkaal Manaahijeed.
  • Waa in uu kala qayb qaataa Khabiirka diyaarinta casharada tababarada macallimiinta iyo shaqaqaalaha xafiisyada.
  • Waa inuu wax ka fahmaayo nidaamyada Manaahijta caalamka ee Jaamicaddaha qeyaha caafimaadka.

4. Khibradda iyo Aqoonta

Heeerka Waxbarasho: Shahaado Jaamacdeed MBBS(Bachelor degree in Medicine& surgery) University degree)
Nooca Shahaadadda: Horumarinta Manaahijta
Khibrad Shaqo 0-1 sano oo waafaqsan takhasuska kor ku xusan ama waayo aragnimo la xiriirta.
Luqadaha: Aqoon fiican oo qoraal iyo ku hadal ah luqadaha Ingriiska Somaaliga iyo Ingiriiska
Xirfad Gaar ahaaneed: Kombuutarka (Word, Excel, PowerPoint, Outlook)Sida dad kala duwan loola shaqeeyo oo ixtiraam iyo dulqaad ku dheehantahey.Inuu yahey qof dhega nugul, jecelna waxbarashada, ilaaliyana waqtiqa shaqada.

Waxaa si gaar ah loo dhiiri gelinayaa  dumarka  in ay soo dalbadaan shaqadan.

5. FIIRO GAAR AH

  • Qofkii shaqadan ku guuleeysta waxaa la ogeysiinayaa in marka uu dhammeysto muddadaa tababarka lixda bilood ah, in rasmi ahaan u shaqaaleeyn doonto. Jaamicadda umadda
  • In muddadaa lixda bilood uusan/aysan  Wasaaradaa ku leheen wax xuquuq ah nooc kastaba ha ahaadeene.
  • In Hay’adda IOM ay siin doonto gunno yar keliya oo wax xuquuq kale aanay ku laheen.

6. SIDA LOO SOO DALBADO SHAQADAN

Codsigaaga iyo  CV -gaaga waxaad u soo kala direeysa:1. Ahmed Mohamud< moahmed@iom.int.2. Prof. Abdulaahi Sheikh Rashiid rector.admin.finance@snu.adu.so

3. Dr. Ali Jimale Mohamed deputymedicine@snu.edu.so 0618800200.

4.DR. Mulki Elmi Mölsä, technical adviser. mulkielmi60@gmail.com/mulkielmi@snu.edu.so

  • Keliya waxaa lala soo xiriirayaa dadka codsiyadooda la soo xulo.

Job opening: Agricultural Economist Somali National University is seeking an agricultural economist for the faculty of economics & management science. The applicant must have a bachelor in economics and masters in agriculture. Deadline Jan 15, 2017

economics@snu.edu.so

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Kulliyadda Waxbarashada & Cilmiga Bulshada

OGEYSIIS

 JAGO BANNAAN – Kulliyadda Waxbarashada & Cilmiga Bulshada

1. Macluumaad  Guud                    

Jagada Kaaliyaha La Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada
Taariikhda La Iclaamiyey 8/03/2017
Goobta Shaqada Xarunta  Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed  – Muqdisho
Muddada Shaqada/Tababbarka  6 Bilood
Taariikhda Arji qabashada ay ku egtahay 13/04/2017

         

2. Faahfaahin Guud

Waxaa loo soo bandhigayaa Shaqaalaha aan rasmiga ahayn oo u diiwaan gahsan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, mushaaradna aan qaadan, fursad Tababbar Shaqo oo lix bilood soconaya. Waxaa sarkaalka ku guuleysta jagadan uu ka hoos shqayn doonaa isagoo ama iyadoo tababbar ku-jira/ta muddo lix bilood ah La Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada ee ka socda Hay’dda IOM.

Muddada Tababbarka shaqo ay socota waxaa kaaliyaha la siin doona lacag gunno ah oo aan badneyn, ayna bixin doonto Hay’dda IOM.

Habka qoritaanka shaqada wuxuu noqon doonaa imtixaan qoraal ah iyo wareeysi guud   (Intrview)

 3. Shuruudaha guud ee looga baahan yahay qofka shaqadan soo codsanaya

·        Waa in uu leeyahay/ay leedahay aqoon heer sare ee luqada Ingriiska

·        Waa inuu yahay qof shaqadiis isu xil-qaami karo isagoon/iyadoon loo sheegin.

·        Waa inuu keligiis/keligeed shaqyn kara marka culeys dheerad ah uu jiro.

·        Waa in uu si joogta ah aga qayb galo/gasho tababbarrada iyo simminaarada.

·        Waa in uu/ay ka saaciddo/a Khabirka tababbaraya dib u eegista habka shaqada Kulliyadda Waxbarashada

·        Waa in uu/ay ka saaciddo/a Khabirka tababbaraya qoraalada warbixineed ee  wax-qabadka Kulliyadda Waxbarashada.

·        Waa inuu/ay awood u leeyahay in si habsami ah uu ula shaqeyn karo dhamman qaybaha kala duwan ee Jaamacadda Ummadda Waxbarashada..

·        Waa inuu yaqaan/ay taqaan sida warbixinada (Reports) loogu qoro afafka Somaaliga iyo Ingriisiga.

·        Waa inuu yaqaan/ay taqaan sida loogu shaqeeyo kombuutarka barnaamijyadiisa kala duwan, sida: MS Word, Excel/Spreadsheet, PowerPoint & Outlook/emails.

·        Waa inuu/inay diyaar u yahay/u tahay barashada mihnadaha shaqada iyo shaqaaha, si uu u noqdo/ay u noqoto kaaliyaha L Taliyaha Kulliyadda Waxbarashada.

·        Waa in uu/ay kala qayb qaataa/qaadataa Kharbiirka, diyaarinta duruusta tabbarada macallimiinta iyo shqaqaalaha xafiisyada.

4. Khibradda iyo Aqoonta

Heeerka Waxbarasho: Shahaado Jaamacdeed (BA)
Nooca Shahaadadda: Maamul Guud (Business Administration, Education, IWM)
Khibrad Shaqo 0-1 sano oo waafaqsan takhasuska kor ku xusan ama maamulka shaqada & shaqaalaha
Luqadaha: Ingriiska iyo Somaaliga oo heer sare ah.
Xirfad Gaar ahaaneed: Kombuutarka (Word, Excel, PowerPoint, Outlook)Sida dad kala duwan loola shaqeeyo oo ixtiraam iyo dul qaad ku dhisan.

Inuu dhega nugul yahay, jecelna waxbarashada, ilaaliyana waqtiqa shaqada.

Waxaa si gaar ah loo dhiiri gelinayaa  dumarka  in ay soo dalbadaan shaqadan.

5. FIIRO GAAR AH

  • Qofkii shaqadan ku guuleeysta waxaa la ogeysiinayaa in marka uu dhammeysto muddadaa tababbarka lixda bilood ah, in rasmi ahaan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ay shaqaaleeyn doonto.
  • In muddadaa lixda bilood uusan/aysan  JUS ku leheen wax xuquuq ah nooc kastaba ha ahaadeene.
  • In Hay’adda IOM ay siin doonto gunno yar keliya oo wax xuauuq kale aanay ku leheen.

 

6. SIDA LOO SOO DALBADO SHAQADAN

Arjigaaga iyo CV ah waxaad u soo kala direeysa:1. Mukhtar Mohamed Ahmed ( Kashka.9@snu.edu.so )

2: Fouzia Warsame E-mail: dean.education@snu.edu.so

3. Abdulkadir Diesow amdiesow@snu.edu.so

·        Keliya waxaa lala soo xiriirayaa dadka araajidooda la soo xulo.