Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in qaadashada ardayda cusub iyada oo ay is diiwaangelintu ku eg tahay (15 ka May 2024).
Shuruudahaha laga doonayo ardayga xiliga is diiwaangelinta waa kuwan hoos ku qodban:
1. File ama (gal).
2. sawir oo kuwa baasaboorka ah.
3. Warqadda dhalashada ama baasaboorka ama wax u dhigma.
Boono caddaynaysa bixinta Lacagta diiwaan galinta oo ah 25 doollar, oo u ku soo bixiyay Akoonka (030300085006) Premier Bank
Diiwaan gelintu waxey ka socotaa xafiiska Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed xarunta Km4.
To all the students wishing to become part of the English Programme which is offered by the Somali National University, at the Faculty of Languages should be aware; as from the 17th of April to the 15th May 2024- new intakes for the programme will be taken.
The required documents for the registration will be as follows:
● A file
● A passport image /Birth certificate/ any other form of Identification
● The receipt shows the payment of the registration fee which is $25, which can be paid to the Premier Bank account number- 030300085006 addressed to the Faculty of Languages at the National Somali University Km4.
For more information :