Ogaysiis: Araaji Qabashada Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo bilaabatay

Ogeysiis
Dhammaan Ardayda rabto inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay bilaaban doonto 03/08/2020 insha allah .
F.G
1- Ardayda Sanadkan u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga waxay qabashada araajida ay bilaabanaysaa ka dib markii ay soo baxdo natiijada Imtixaanka Sannad Dugsiyadeedka 2019/2020 ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare .
2-Ardayda haysta shahaado dugsi Sare ee dibadda waa in ay lahaataa Tasdiiq Wasaaradda Waxbarashada , Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dalka uu wax ku bartay iyo Safaaradda Soomaaliya ee Waddankaas.

Xafiiska Diiwaaniyah Guud waxaa uu ku yaalaa Kulliyadii Farsamada ee KM4 oo ku dhaw Dugsiga 21 oktoobar.

General Register Office
Xafiiska Diiwaaniyaha Guud

Tel:0617494201

 

Leave a Reply

%d bloggers like this: