Day: June 28, 2018

Fursad Shaqo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, faraceeda Galmudug-Caabud-waaq, waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan: Labo macalin oo dhigi karta maadooyinka kala ah. Chemistry, Biology, Mathematics