Xafladda Qalin jebinta Dufcadda 1 aad ee masterka Dacwada & Garsoorka iyo...
Muqdisho, 20 Luulyo 2026: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 1-aad ee Barnaamijka Master-ka ee Dacwada iyo…
Jaamacadda Ummadda oo Daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center)
Muqdisho, Soomaaliya: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center – SNAIC), munaasabad…
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Lagu Horumarinayo Tayada Shaqaalaha
Muqdisho, 02 Luulyo 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen maamulka sare ee Jaamacadda,…
Jaamacadda Ummadda oo Qabatay Kulan Wadatashi ah oo Lagu Diyaarinayo Istaraatiijiyadda Cilmi...
Guddoomiye Ku-xigeenka Cilmi baarista iyo Hal abuurka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Cali Cawil Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan wadatashi ah…
Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan oo Daahfuray Wejiga Ugu Dambeeya ee Tababarka...
Guddoomiye Ku xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan, ayaa daahfuray wejiga ugu dambeeya ee…
Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, 14 Juun 2026 :- Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel Jazeera, lagu qabtay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya…
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo kala saxiixday Heshiis Is afgarad...
Kigali, Ruwaanda:- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) oo…
Madasha Ummadda oo Lagu Falanqeeyay Saamaynta Tahriibka ee Dhalinyarada
Muqdisho, Soomaaliya :- Madasha Ummadda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saaray arrimaha tahriibka, caqabadaha horyaalla dhalinyarada…
Jaamacadda Ummadda oo Martigelisay Kulan Cilmiyeed uu Jeediyay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee...
Muqdisho, 24 May 2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), gaar ahaan Kulliyadda Culuumta Bulshada, ayaa maanta martigelisay kulan-cilmiyeed muhiim ah…
Jaamacadda Ummadda oo Ka Qayb Gashay Aqoon-isweydaarsiga REFHE-EA ee Horumarinta Cilmi-baarista Jaamacadaha...
Entebbe, Uganda – 23 May 2026:- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa ka qayb gashay aqoon-isweydaarsi laba maalmood socday oo lagu…









