
News
Jaamacadda Ummadda oo Daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center)
Muqdisho, Soomaaliya: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center – SNAIC), munaasabad lagu qabtay Xarunta KM4 ee