
FURSADO SHAQO – BAREYAAL JAAMACADEED
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa dhammaan aqoonyahannada Soomaaliyeed ee buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan inay bannaan yihiin 8 boos oo bareyaal jaamacadeed ah,

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa dhammaan aqoonyahannada Soomaaliyeed ee buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan inay bannaan yihiin 8 boos oo bareyaal jaamacadeed ah,

Muqdisho, Sabti 12 Sebtembar 2026:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, munaasabad ballaaran

Muqdisho, 3 Sebtembar 2026 – Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay Jazeera Aqua Park, Muqdisho, Shirka Sanadlaha ah ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), kaas oo muddo

Baydhabo, 28-07-2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo kaashanaysa Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa magaalada Baydhabo ku soo gebogebaysay Ban bax Aqooneed socday muddo saddex

Muqdisho, 20 Luulyo 2026: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 1-aad ee Barnaamijka Master-ka ee Dacwada iyo Garsoorka, iyadoo isla munaasabaddaas lagu

Muqdisho, Soomaaliya: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center – SNAIC), munaasabad lagu qabtay Xarunta KM4 ee

Muqdisho, 02 Luulyo 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen maamulka sare ee Jaamacadda, macallimiinta, agaasimeyaasha, hormuudyada iyo guud

Guddoomiye Ku-xigeenka Cilmi baarista iyo Hal abuurka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Cali Cawil Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan wadatashi ah oo lagu falanqeeyay diyaarinta Istaraatiijiyadda

Guddoomiye Ku xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan, ayaa daahfuray wejiga ugu dambeeya ee Tababarka Tababarayaasha Barnaamijka Maamulka Dadweynaha

Muqdisho, 14 Juun 2026 :- Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel Jazeera, lagu qabtay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (AI Somalia Summit 2026), kaas