
News
Raktarka Jaamacadd oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Golaha Waxbarashada Qaranka ee dalka Finland.
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Barfasoor Xasan Cismaan Gacal ayaa soo gabagabeeyey booqasho muhiim ah oo uu ku tagay dalka Finland, taas oo qayb ka ah