
News
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo shir gudoomiyay shirka bilaha ee Golaha Tacliinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Shirka bilaha Golaha tacliinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, oo lagu qabtay hoolka shirarka xafiiska Raktarka ayaa waxaa shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare,