
News
Hambalyo Qareennada Cusub ee ku guulaystay Imtixaanka Ruqsadda Qareenimadda.
Kulliyadda Qaanuunka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u hambalyeyneysaa ardaydeeda Qaanuunka ka qalinjebisay ee ku baasay imtixaanka helidda Ruqsadda Qareennimo ee uu qaaday Ururka Qareennada Soomaaliyeed.