
News
Wasiirka Waxbarashada XFS oo booqasho shaqo ku yimid Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir, ayaa maanta warbixin ka dhageystay, Raktar xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda