Admission open: Post Graduate Diploma in Public Health leading to Master Degree

Admission open: Post Graduate Diploma in Public Health leading to Master Degree

Araaji qabashada dufcadii labaad ee Diplomsha sare ee Cilmiga Caafimadka Guud (Post Graduate Diploma in Public Health leading to Master Degree)

Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa:-

  1. In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida : Daaweynta  iyo Qaliinka (Bachelor of Medicine and Surgery), Cilmiga Ilkaha(Bachelor of Dental Science), Cilmiga Daawada(Bachelor of Pharmacy), Cilmiga Caafimadka Bulshada( Bachelor of Public Health), Cilmiga Kalkaalinimada(Bachelor of Nurse).
  2. In uu heesto shahaado Bachelor ah oo laxariirta takhasusaadka kala duwan ee culuumta caafimaadka, darajadiisuna ay tahay B ama ay kasareeyso.

Waxaa kale oo laga rabaa qofka soo codsanaayo in uu keeno xafiiska diiwanks dukumintiyada hoos ku xusan.

  1. Copy- shahaadada Bachelor oo laga soo tasdiiqiyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
  2. Afar sawir oo lacabir ah baasaboorka.
  3. Copy- Shahaadada dhalashada iyo Sugnaanta
  4. Codsi kuqoran luqadda English- ka oo qeexaya sababta aad usoo codsatay Diplom-ka sare ee Cilmiga Caafimadka Bulshada (letter of intent).
  5. CV

NB: Qabashada araajida waxa ay ku egtahay 31 bisha Janaayo 2021.  Arjigaaaga waxaad kusoo hagaajisaa xafiiska diiwaanka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , Xarunta KM4.

Wixi faahfaahin ah fadlan  nagala soo xariir Email: sphr@snu.edu.so

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply