OGEYSIIS MUHIIM AH

OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan ardayda dooneysa iney ka faa’iideystaan barashada Ingiriiska (Intensive English Program) ee Kulliyadda Luqadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in 15 July 2023 Laqaadan doono arday cusub.

Is qoristu wexey ku egtahay (27 August 2023)

Shuruudaha ardayga is diiwaangalinayo:
1. File ama (gal).
2. 2 sawir oo kuwa baasaboor-ka ah.
3. Warqadda dhalashada, baasaboor ama wax u dhigma.
4. Boono caddeyneysa bixinta Lacagta diiwaan galinta oo ah $25 doollar.
Lacagta waxaa lagu shubayaa, Premier Bank Akoonka (030300085006).

Diiwaan gelintu waxey  ka socotaa xafiis-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda

Kulliyadda Luuqadaha, KM4, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

+252 61 9538777
Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest