Raktarka JUS ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilasada bisha barakaysan ee Ramadaan

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prf. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

“Waxaan Ummadda Muslimiinta ah meel waliba ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, si gaar ah ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle idinkaga baryayaa in sanadkaan sanadkiisa kale nabad iyo barqaaqo idinku gaarsiiyo”. Ayuu yiri Prf. Maxamed Axmed Jimcaale, Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Leave a Reply

%d bloggers like this: