Shaqo macalinimo kulliyada x. xoolaha
Kulliyada xanaanada iyo daawada xoolaha ee jaamacadda ummadda soomaaliyeed waxa ka banaan jagooyin bareyaal ee maadooyinka hoos ku xusan. Farm Machinery Fishing industry Obstetrics & Gynecology Shuruudaha laga doonaayo codsadaha waxaa waaye. in uu ahaadaa M Sc in Veterinary/ B Sc in Veterinary lehna khibrad ku filan xaga baranimada in uu soo diro CV-ga oo…