Kulliyada xanaanada iyo daawada xoolaha ee jaamacadda ummadda soomaaliyeed waxa ka banaan jagooyin bareyaal ee maadooyinka hoos ku xusan.
- Farm Machinery
- Fishing industry
- Obstetrics & Gynecology
Shuruudaha laga doonaayo codsadaha waxaa waaye.
- in uu ahaadaa M Sc in Veterinary/ B Sc in Veterinary lehna khibrad ku filan xaga baranimada
- in uu soo diro CV-ga oo faahfaahsan
- Waa in uu soo diro Shahaado + Transcript
Dhamaan ducoments-ka waxaa noloogu soo dirayaa Emaila-da hoos ku qoran.
Waqtiga kama dambeesta lasoo codsanaayo waa August 5, 2017
Wada shaqeyn wacan
Maamulka kuliyadda