Fursad Shaqo: Barayaal, Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada
Jaamacadda Ummadda Waxa ay u baahan tahay Barayaal Cashira ka bixin kara Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada , kuwaas oo dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan: 1. Range management, forage production and conservation 2. Epidemiology Shuruudaha iyo Shahaadooyinka laga doonayo codsadaha: 1. Waa inuu heystaa shahaadada Master-ka ama Ph.D. 2. Waa in celceliska dhibcaha (CGPA) uusan…