
News
Ololaha nadaafadda Jaamacadda ayaa maanta lagu qabtay xarunta Shabeelle
Ardayda, macalimiinta Kuliyadda Waxbarashada iyo Maamulka JUS , ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay xarunta Shabeelle ee defmada Xamarwayne. Raktarka JUS Dr. Maxamed Axmed Jimcaale,