Year: 2020

2020

Tacsi 

Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, iyo Qaraabada Cabdullahi Jaamac Maxamed oo ka mid ahaa arday ka kulliyada

Announcements

WARGELIN: Waqtiga Diiwaangalinta Ardayda Cusub

WARGELIN Waqtiga Diiwaangalinta Dhammaan ardayda rabto inay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay

JADWALKA JUS EE 2020-2021

  Maalinta Taariikhda Faahfaahin Bisha Sabti 5.9.2020 Bilowga Casharada September 2020 sabti– Sabti 5/9/2020- 30/1/2021 Xiliga Kowaad September – January October -November Sabti – Isniin