239 Arday ayaa u fadhiisatay Imtixaanka aqbalaadda ee Jaamacadda Ummadda faraceeda Puntland “SAWIRRO”

239 Arday ayaa u fadhiisatay Imtixaanka aqbalaadda ee Jaamacadda Ummadda faraceeda Puntland “SAWIRRO”

239 Araday ayaa u fadhiistay imtixaanka aqbalaad Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed fareecada Puntland ee magaalada Badhan.

kulliyadaha kala ah: Caafimaadka qaybta Kaaliyaha (Nursing), Kulliyadda Sayniska, qaybta Jiyoolajiga (Geology), Kulliyadda Waxbarashada iyo kulliyadda Daraasaadka Islaamaka ayeey ardaydu kala doorteen

Imtixaanka waxaa si wada jir ah u furay Agaasimaha xarunta Badhan Caydaruus Ahmed Faarax Oday iyo Guddoomiyaha Guddida howl-gelinta Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed, fareceeda Badhan Dr. Cabdinuur Faarax Cali, isla markaana ah hormuudka kulliyadda Daraasaadka Islaamka.

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply