
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANNAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADDA
Muqdisho, Sabti 12 Sebtembar 2026:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, munaasabad ballaaran








