JADWALKA JUS EE 2020-2021

JADWALKA JUS EE 2020-2021

 

Maalinta Taariikhda Faahfaahin Bisha
Sabti 5.9.2020 Bilowga Casharada September 2020
sabti– Sabti 5/9/2020- 30/1/2021 Xiliga Kowaad September – January
October -November
Sabti – Isniin 31/10-9/11 /2020 Xiliga 1- Imtaxaanka Bartamaha 2020
Arbaca– khamiis 11/11/2020 – 14/01/2021 Socoshadda daruusta xiliga 1 November – January
Sabti-Khamiis 16-28/01/2021 Xiliga 1 – Imtaxanka Dambe January 2021
Sabti- Khamiis 30/1/2021 – 11/02/2021 Fasax gaaban iyo dib January- February
imtixannada xilga 1.
Sabti –Arbaca 13/02/2021- 30/6/2021 Xiliga labaad February-June
Sabti-Khamiis 17-22/04/2021 Xiliga 2: Imtaxaanka Bartamaha April 2021

 

Sabti-Khamiis 24/04/2021- 17/06/2021 Socodka durusta xiliga 2 April-June
Axad- Arbaca 2/05/2021- 12/05/2021 10 danbe ee Ramadan May iyo June
Khamiis – Sabti 13- 15/5/2021 Fasax Ciidul Fitri May 2021
Sabti 26 June Fasax Ciideed June 2021
Khamiis I July Fasax ciideed July 2021
Axad – Sabti 27/6/2021-10/07/2021 Xiliga 2: Imtixanka Dambe June-july 2021
Khamiis – Axad 11 July- 2-Sep,2021 Fasax July-Sept
Sabti-Khamiis 14-19th Dib u imtixaanka (Re-exam) iyo August 2021
August,2021 Is Diiwaan galinta .

 

Prof.Ibrahim Mohamed Omar

Agaasimaha Qorsheynta ee JUS

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply