Ardayda Kulliyadda Caafimaadka oo soo bandhigay Tijaabo Cilmiyeed

Ardayda Kulliyadda Caafimaadka oo soo bandhigay Tijaabo Cilmiyeed

Dufcadda Lixaad ee Ardayda kulliyadda Caafimaadka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa maanta Xarunta Jaamacadda ee km4 ku soo bandhigay Tijaabo Cilmiyeed (Practical Experiment), taas oo ka kooban ilaa iyo afar qaybood oo kala ah: –

    1. Liver Detoxification.
    2. Protein Denaturing
    3. Role of temperature in Diffusion.
    4. DNA extraction from sputem

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply