News Ardayda iyo Macalimiinta Jaamacadda oo la fasaxay muddo 15-cisho ah Iyadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha JFS ee ku aadanaa in la xirayo dhammaan goobaha waxbarashada dalka laga billaabo maanta oo Arbaco March 18, 2020