Announcements
Qabashada Araajida Dufcadda 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka oo bilaabatay
OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 27/07/2020