Ogaysiis: Araaji Qabashada Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo bilaabatay
Ogeysiis Dhammaan Ardayda rabto inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay bilaaban doonto 03/08/2020