Announcements
Ogeysiis (Barnaamijka Takhasuska ee Qaanuunka)
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay idinku bishaareyneysaa inay bilaabeyso, Barnaamijka Takhasuska ee Qaanuunka (Master degree of law). Jaamacaddu waxay ku bilaabeysaa labo qeybood oo takhasus ah