
Wargayska Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Cadadka 4aad…
Wargayska Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed Cadadka 4aad

Wargayska Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed Cadadka 4aad

24/09/2021 JUS Muqdisho :– Ardayda cusub ee sanadkaan ku guulaysatay ka mid noqoshada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa todobaadkaan waxaa magaalada Muqdishuo loogu sameeyay xaflad soo
Research Topics

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2021– 2022, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda JUS la qaban maalinta Sabdiga (04-September
Kalandarka waxbarashada Sannad-waxbarasheedka Jaamacadda 2021-2022

29 Agoosto 2021 JUS: – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ayaa kala saxiixday Iskaashi iyo wada shaqeyn iyo horumarinta Af Soomaaliga.

Jaamacada Ummadda Somaaliyeed (JUS), waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda JUS, in bisha September 2021 la bilaaabi doono duruusta barashada af-Talyaaniga. Koorsooyinku waxay u furan yihiin in

Dhammaan Ardayda rabta inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2021-2022, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay bilaaban doonto 24/07/2021 insha

Raktar ku xigeenka Arimaha Waxbarashada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) Prof. Aaden Guuleed Shabeel, ayaa ka qayb galay munaasabad ay ardayda kuliyada caafimaadka JUS ku difaacaneeyeen