OGAYSIIS: ARAAJI QABASHADA ARDAYDA CUSUB EE JAAMACADDA OO BILAABATAY

OGAYSIIS: ARAAJI QABASHADA ARDAYDA CUSUB EE JAAMACADDA OO BILAABATAY

Dhammaan Ardayda rabta inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka  2021-2022, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay  bilaaban doonto 24/07/2021 insha allah  .

F.G

1- Ardayda Sanadkan ku baastay Imtixaanka Shahaadiga waxay isku diiwaangelin karaan Sannad Dugsiyadeedka   2021/2022 ee Wasaaradda Waxbarashada .

2-Ardayda haysta Shahaado Dugsi Sare ee Dibadda waa in ay lahaataa Tasdiiq Wasaaradda Waxbarashada , Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dalka uu wax ku bartay iyo Safaaradda Soomaaliya ee Waddankaas.

Xafiiska Diiwaaniyah Guud waxaa uu ku yaalaa Kulliyadii Farsamada ee KM4 oo ku dhaw Dugsiga 21 oktoobar.

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply