Shaacinta Guulaystayaasha Deeq Waxbarasho Heerka Labaad ee Takhasuska “Physiotherapy”

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u direysaa ardayda ku guuleysatay Deeqda Waxbarasho ee heerka labaad (Master’s Degree) ee takhasuska “Physiotherapy”. kuwaas oo ku xusan liiska hoose. Hadaba, ardayda ku guuleysatay deeqdan waxaa la ogeysinayaa in isdiiwaangalinta ay bilaabaneyso maalinka beri ah kuna beegan 11 Febraayo, 2025, waxeyna ku egtahay 13 Febraayo 2025. Goobta isdiiwaan gelinta:…

Ogaysiis: Deeq Waxbarasho Heerka Labaad ee Takhasuska “Physiotherapy”

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay bixinaysaa Deeq waxbarasho oo heerka labaad ah, Taqasuska “Physiotherapy”. Fursadaan waxbarasho ayaa si gaar ah loogu talagalay 15 arday oo heysta shahaadada Kalkaalisnimada (Bachelor of Nursing) iyo khibrad shaqo ugu yaraan 3 sano. Ardayda ku guuleysta barnaamijkaan waxay helayaan fursad ay ku tagaan Jaamacadda UniCamillus ee dalka Talyaaniga si ay u…

Diplomaha sare ee waxbarashada

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 2aad ee Diplomaha sare ee waxbarashada (Post Graduate Diploma in Education ) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1- In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Waxbarashada ama Artska la xiriira. 2- Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science) waa inuu keenaa caddeyn ku saabsan inuu…

Is-qorista Ardayda Cusub ee Barnaamijka Af Ingiriisiga Degdegga (Intensive English Program) ah oo Bilaabatay

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in 1 bisha September, 2024 laqaadan doono Arday cusub. Is diiwaangelinta waxa ay ku eg tahay (20 October 2024). Shuruudahaha laga doonayo ardayga xiliga is diiwaangelinta waa kuwan hoos ku qodban: 1. File ama (gal). 2. sawir oo…

WARGELIN : Isdiiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo furan, Sannad Tacliimeedka 2024-2025

Waxaa la ogaysiinayaa Ardayda danaynaysa in ay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2024-2025, in qabashada Araajida ay ku egtahay 26-Sep-2024,Saacadaha shaqadu waa 8:00 subaxnimo ilaa 04:00 galabnimo. Shuruudaha laga rabo Ardayga waa :- 1. Kaarka Aqoonsiga Imtixaanka Qaranka (Ardayda Sanadkaan Ka baxday Dugsiga Sare) / Shahaadadada Dugsiga Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Asal…

Intensive English Program

Intensive English Program

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in qaadashada ardayda cusub iyada oo ay is diiwaangelintu ku eg tahay (15 ka May 2024). Shuruudahaha laga doonayo ardayga xiliga is diiwaangelinta waa kuwan hoos ku qodban: 1. File ama (gal). 2. sawir oo kuwa baasaboorka ah.…

Postgraduate Diploma of Epidemiology and Biostatistics

Overview: This One-year postgraduate diploma provides students with advanced training in epidemiology and biostatistics and their application in analyzing major Health issue in Somalia. The program is open to all students with background training in health related or quantitative discipline. Graduates will have the opportunity to develop or strengthen their ability to participate in outbreak…

Ogaysiis: Xaflada Qalin Jabinta Duufcadda 22 aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

19/02/2024, Muqdisho:- Dhamaan Waxaan ogeysiineynaa Aradayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo Bahda Waxbarashada ee Dalka, In ay dhici doonto hadii Alla idmo xaflada Qalinjabinta Dufcaddii 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ahna dufcadaha 3,4, iyo 5 aad ee dib u howlgalinta ka dib Jaamacadda ka dib. Munaasabadaan qaaliga ah, waxey bogaadin u tahay guulihii waxbarasho ay gaareen ardaydeena.…