
Postgraduate Diploma of Epidemiology and Biostatistics
Overview: This One-year postgraduate diploma provides students with advanced training in epidemiology and biostatistics and their application in analyzing major Health issue in Somalia. The

Overview: This One-year postgraduate diploma provides students with advanced training in epidemiology and biostatistics and their application in analyzing major Health issue in Somalia. The

19/02/2024, Muqdisho:- Dhamaan Waxaan ogeysiineynaa Aradayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo Bahda Waxbarashada ee Dalka, In ay dhici doonto hadii Alla idmo xaflada Qalinjabinta Dufcaddii 22-aad ee

https://events.snu.edu.so/ssia/call-for-papers/

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 13aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Shuruudaha Laga rabo

Jaamacadda Ummadda Somaliyeed waxey u hambalyaynaysaa ardada ka soo gudubtay imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska Dacwada iyo Imaamnimada. Kuwaas oo ku xusan liiska ku lifaaqan

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed & Wasaaradda Diinta & Awqaafta waxay iska kaashanayaan bixinta barnamij Master ah oo lagu qaadan doono Shahaadada Masterka “Dacwada & Imaamnimada”. Kulliyadda

Hambalyo ardayda ku guulaysatay imtixaankii aqbalaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, sanad waxbarashadeedka 2023-2024! Waad dadaasheen, ku soo dhawaada Jaamacadiina. Si aad natiijadaada u hesho, fadlan booqo

Dhammaan ardayda dooneysa inay ku biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2023-2024, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay furmi doonto 31 July 2023, ayna

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2023/2024 ay so kordhisay Diblooma sare ee waxabarashada

Dhammaan ardayda dooneysa iney ka faa’iideystaan barashada Ingiriiska (Intensive English Program) ee Kulliyadda Luqadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in 15 July 2023 Laqaadan doono