Category: Announcements

Announcements

Fasaxa Munaasabadda Ciidul Fidriga

Wargelin Dhamaan Macalimiinta, Ardayda, hormuudyada, maamulka iyo shaqaalaha kale duwan ee Jaamacadda waxaa la ogaysiinayaa in Fasaxa Ciiddul fidri uu bilaabandooni maalinta bari oo ah

Announcements

WARGELIN: Imtixaanka Soo Gelida Jaamacadda Umadda…

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2021– 2022, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda JUS la qaban maalinta Sabdiga (04-September

Announcements

OGEYSIIS: Baridda Luqadda Talyaaniga

Jaamacada Ummadda Somaaliyeed (JUS), waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda JUS, in bisha September 2021 la bilaaabi doono duruusta barashada af-Talyaaniga. Koorsooyinku waxay u furan yihiin in

Announcements

Ogeysiis (Barnaamijka Takhasuska ee Qaanuunka)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay idinku bishaareyneysaa inay bilaabeyso, Barnaamijka Takhasuska ee Qaanuunka (Master degree of law). Jaamacaddu waxay ku bilaabeysaa labo qeybood oo takhasus ah