
News
Dufcadii koowaad ee ka qalinjabinaysa Kuliyada caafimaadka(dib u howlgelinta JUS), oo buugaagtooda difaacatay.
Raktar ku xigeenka Arimaha Waxbarashada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) Prof. Aaden Guuleed Shabeel, ayaa ka qayb galay munaasabad ay ardayda kuliyada caafimaadka JUS ku difaacaneeyeen