Announcements Fasaxa Munaasabadda Ciidul Fidriga Wargelin Dhamaan Macalimiinta, Ardayda, hormuudyada, maamulka iyo shaqaalaha kale duwan ee Jaamacadda waxaa la ogaysiinayaa in Fasaxa Ciiddul fidri uu bilaabandooni maalinta bari oo ah April 26, 2022