
Ogaysiis Mihiim ah
Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in Kowda bisha Jannaayo 2023 laqaadan doono

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in Kowda bisha Jannaayo 2023 laqaadan doono

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay qaadanaysaa dufcaddii 11aad ee Diplomaha sare ee

Training the next-generation talents” at the University of Padua (Italy), Academic Year 2023/24 | Call deadline 31 January 2023 the global call for applications “UNIPhD

The Government of the Republic of Mauritius is pleased to announce that Applications for the Mauritius Africa Scholarship Scheme (MASS) 2023 is now open. Please

Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay dhamaan ardaydii isku diiwaangelisay iyo cid kasta oo danaynaysa Shahaadada heer labaad ee jaamacadda takhususaadka kala ah:- 1. Xiriirka Caalimiga (Master

Muqdisho, Sebteembar 20, 2022:- Imtixaanka soo gelida Jaamacada Ummada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarumaha Jaamacadda Ummadda ku leedahay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2022– 2023, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda Jaamacadda la qaban doono maalinta Talaadada,

Kulliyadda Luqadaha JUS ayaa soo dhawayn iyo hanuunin (Orientation) u qabatay ardada ku biirtay Barnaamijka Intensive English Program (IEP) ee xarunta luqadaha qalaad (Center for

Kulliyadda Cilmiga Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed, qaybteeda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahintu waxay ogaysiinaysaa dhammaan wariyeyaasha ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliya in ay Jaamacaddu qaadanayso arday

Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Shariicada Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023