Ogeysiis

Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay dhamaan ardaydii isku diiwaangelisay iyo cid kasta oo danaynaysa Shahaadada heer labaad ee jaamacadda takhususaadka kala ah:-

1. Xiriirka Caalimiga (Master Degree in International Relations 

2. Cilmiga Siyaasadda (Master Degree in Political Science), waxaa la ogeysiinaysaa la daah furi doono maalinta Sabtiga 29/10/2022, waxbarshadu waxa ay bilaaban doontaa maalinta Axada 30/10/2022, Inshaa Allaah.

 

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply