Ogaysiis Muhiim ah

Ogaysiis Muhiim ah

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2022– 2023, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda Jaamacadda la qaban doono maalinta Talaadada, 20-September 2022 saacadu marka ey tahay 7:00 subaxnimo Waqtiga Muqdisho.

Ardayda waxaa lagu wargelinayaa in ay soo ogaadaan fasalada ay imtixaanka ku geli doonaan ugu daanbayn 19  September  2022.

Fiiro gaar ah

Ardayda iska diiwaangelisay kulliyada darasaadka islaamka waxay imtixaanka ku gelidoonaan xarunta km4 ee Jaamacadda, Sidoo kale Ardayda waraaqadaha imtixaankoodu yahay luqada Carabiga waxay ku galidoonaan Xarunta KM4.

Horay usoo qaado kaarka Imtixaanka, looma ogolaan doono ardaygii aan wadan in uu fadhiisto imtixaanka.

Dhamaantiin Guul ayaan idin rajaynaynaa.

 

 

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply