Announcements Ogaysiis Muhiim ah Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2022– 2023, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda Jaamacadda la qaban doono maalinta Talaadada, September 17, 2022