
Jaamacadda oo Casho Sharafeed u Samaysay 29 Arday oo Deeq Waxbarasho u Aadaya Dibada.
Muqdisho, Aug 31, 2022: Jaamacadda Ummadda ayaa xalay kulan casho sagootin iyo dardaaran ah u samaysay 29 arday oo deeq waxbarasho u aadaya wadamada Talyaaniga, Türkiye,




