Waxaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan 62 guuradii xoriyadii Gobollada Koonfureed ee Dalka iyo midowgii labada gobola ee Waqooyi iyo Koonfur iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya.