
Announcements
ARAAJI QABASHADA DUFCADA 9-AAD EE DIPLOMAHA SARE EE QAANUUNKA OO BILAABATAY (POST GRADUATE DIPLOMA IN LAW)
Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 9aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 25/02/2022 Shuruudaha

