
Announcements
Arji Qabashada Dufcada Labaad ee Takhasuska Qaanuunka oo Bilaabatay (Master Degree of law)
Jamacadda Ummadda Somaaliyeed waxa ay qaadaneysa dufcadii 2aad ee barnaamijka takhasuska qaanuunka (Master Degree of Law) waxaa ayna bixinaysaa labo qaybod oo takhasus gaar ah
