WARGELIN : Arjiqabashada Sannad Tacliimeedka 2022-2023 Dhammaan Ardayda dooneysa iney kusoo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2022-2023, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay 15 Sebtembar 2022. Arjiga July 23, 2022