ماجستير في الفقه وأصوله/القضاء

Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Shariicada Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Takhasusaat sare (Master Programs) kuwaas oo kala ah: 1-         ماجستير في الفقه وأصوله (Fiqi iyo Usuul). 2-         ماجستير في القضاء (Garsoorka). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa laba…

Jaamacadda oo Casho Sharafeed u Samaysay 29 Arday oo Deeq Waxbarasho u Aadaya Dibada.

Muqdisho, Aug 31, 2022: Jaamacadda Ummadda ayaa xalay kulan casho sagootin iyo dardaaran ah u samaysay 29 arday oo deeq waxbarasho u aadaya wadamada Talyaaniga, Türkiye, netherlands Japan iyo India. Munaasabada waxaa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane, Faarax Sheekh Cabdulqaadir,  Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) Dr. Xasan Cumar Mahadalla,…