Announcements OGAYSIIS Kulliyadda Cilmiga Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed, qaybteeda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahintu waxay ogaysiinaysaa dhammaan wariyeyaasha ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliya in ay Jaamacaddu qaadanayso arday September 11, 2022